Daawo Sawirada: Madaxweyne Geelle oo xafiiskiisa kusoo dhaweeyay Jeneraal Bashiir Ameeriko iyo Saraakiil kale

Madaxweynaha dalka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa xafiiskiisa kusoo dhaweeyay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Generaal Bashiir Cabdi Maxamed (Ameeriko) iyo Saraakiil kale. Kulanka Madaxweynaha dalka Jabuuti kula qaatay Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliya waxaa goob joog ka ahaa Taliyaha Ciidanka Booliska Jabuuti G/sare Cabdullaahi Cabdi Faarax iyo masuuliyiin kale. Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa uga mahad celiyay … Continue reading Daawo Sawirada: Madaxweyne Geelle oo xafiiskiisa kusoo dhaweeyay Jeneraal Bashiir Ameeriko iyo Saraakiil kale